Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland oo Heshiis Ku Kala Saxiixday Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga

Wufuud ka kala socotay dawladda federallka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland oo maalmihii aaan soo dhaafnay ay wadahadallo uga socdeen magaalada Istabul ee dalka Turkiga ayaa heshiis maanta ku kala saxiixday halkaas .

Heshiiska oo nuqul kamid ah ay heshay WardheerNews, ayaa waxa uu ka koobanyahay qoddobo kale geddisan oo u badan qaabka ay mustaqbalka u sii wadi doonaan wadahadallada.

Heshiiskan ayaa waxaa labada dhinac u kala saxiixay Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ah wasiirka Amniga ee dawladda federaalka Soomaaliya, halka uu dhinaca Somaliland na u saxiixay Maxamed Biixi Yoonis oo ah wasiirka arrimaha dibadda Somaliland.

Haddaba nuqulka heshiiska ee na soo gaadhay oo ku qoran luqadda Ingiriiga halkan ka akhri

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.