Saturday, April 20, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Ciidamada Dowladda oo Rasaas ku furay qaar ka mid ah dadkii u soo baxay Mudaharaadka Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Mudaaharaad si nabad gelyo ah ku socday aagga KM 4 ee Garoonka Diyaaradaha, ayna horkacayeen Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Xasan Cali Kheyre, ayaa ciidamo ka tirsan DF oo fadhiyay bar baaritaan ay rasaas ku furiyeen. Wali lama oga in dhimasho ama dhaawac soo gaadhay dadkii mudaharaadayay, hase yeeshee mudaharaadka oo si toos looga gudbinayay baraha bulshada, ayaa laga maqlayay dhawaaqa rasaasta iyada oo la arakayay muuqaalka kala yaaca dadkii mudaharaadayay.

Muqdisho

Warar saaka horaantii soo baxay, ayaa sheegay in DF ay geysay ciidamo wata qalabka halwgalka dagaalka,  goobta –Daljirka Dahsoon oo qorshuhu ahaa in Midowga Musharixiintu kula hadlaan dadka , islamarkaana xidhay dhamaan wadooyinka halbowlaha u ah isku socodka magaalada Muqdisho. Taasi oo ay ujeedadeedu tahay si loo cabudhiyo isu  soo baxa dadka.

Xaaladda magaalada ayaa aad u cakiran, iyada oo ay jirto cabsi ah in amaanku farah ka baxo.


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.