Ciid Mubaarak: Ciidul Fitri

Ciid Mubaarak: Ciidul Fitri

Bahda Tifaftirka WardheerNews waxay ugu hambalyanayaan munaasibadda Ciidul Fitri dhammaan muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxay Ilaahay uga baryayaan in uu ka aqbalo soonkii iyo cibaadadii kale ee ay gudanayeen bisha barakaysan ee Ramadaan.

Waxaan Eebbe ka baryaynaa in uu ciiddan ciiddeeeda kale inagu gaadhsiiyo Khayr, Nabad iyo Barwaaqo.

Ciid Wanaagsan

Bahda WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.