Friday, March 29, 2024
Wardheer News
  • Featured
  • News

CIID MUBAARAK

Bahda Tifatirka iyo qorayaasha WardheerNews, waxay halkan ugu soo gudbinayaan hambalyada munasibadda maalinta barakaysan ee Ciidul Adxa dhammaan ummadda mulimiintu meelkasta oo ay joogaan, gaaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxay Eebbe uga baryayaan in uu sannadkan kiisa kale ku gaadhsiiyo nabad iyo barwaaqo. AAMIIN

CIId Mubaarak

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.