Hees wadani ah oo uu qaadayo fanaanka Maxamed C/karim ( Mohaa), heestan oo ka hadleysa sida dagaalada Soomaaliya 22 sano ka socday u saameeyeen caasimadii dalka ee Muqdishu iyo burburka soo gaadhay. Dhegaysaso wanaagsan. [youtube height=”HEIGHT” width=”WIDTH”]http://www.youtube.com/watch?v=JZcrj7V_kHY[/youtube]
March 31, 2025