Muqdisho, Abril 09, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Dowladda oo ka hadashay isku deygii lagu dili lahaa Sheekh Bashiir, Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarumo ciidan, Maamulka Isbitaalka Banadir oo ka warbixiyay xaaladda caafimaad ee bukaannada Isbitaalkaasi la geeyo iyo qodobbo kale.
Category: Audio Daily News
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 08, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Shirkii IGAD ee arrimaha Soomaaliya oo dib u dhac ku yimid, Wasaaradda maaliyadda oo diiddey in la qaado canshuuraad aysan ogeyn iyaga, ciidamada oo laga saarayo Kismaayo iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 07, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay digniinta ay Britain soo saartay, maalinta caafimaadka adduunka oo Muqdisho laga xusay, xaaladda caafimaad ee caruurta Muqdisho ku dhaqan, Guddoomiye Jawaari oo Oslo jooga, Raysal wasaare Saacid iyo wasiirka arrimaha gudaha oo Baarlamaanka looga yeeray...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 06, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaare Saacid, oo si diirran loogu soo dhaweeyay Addis-ababa, Shir ay IGAD ka yeelanayaan maanta arrimaha Soomaaliya, Britain oo ka digtay qaraxyo iyo weeraro argagixisnimo oo ka dhici kara Muqdisho iyo deegaannada u dhow dhow iyo qodobbo...
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 05, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo Muqdisho ku qaabilay ajaaniib dooneysa inay maal-gashi ku sameystaan Muqdisho, Shirkii garsoorka oo Muqdisho wali ka socda, QM oo ku baaqday in garsoorka Soomaaliya la adkeeyo iyo qodobbo kale.
Dhageys Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 04, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Jabuuti oo gaadiid ciidan ku wareejisay dowladda Soomaaliya, Wafdi ka socda Puntland oo Kismaayo gaaray, Garroonka dayaaradaha ee Taleex oo dhismayaal lagu kordhinayo iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, Abril 03, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka ad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaare Saacid oo safarkiisi ugu horreeyey ee dibbadda maanta booqasho ku tagay Jabuuti, Dhalinyaro lagu eedeyey Shabab oo Baladxaawo lagu dilay, Xildhibaanno gaaray Kismaayo iyo qodobbo kale.
RaadRaac: Waraysi Dr. Siciid Sh. Samatar
RaadRaac: Waraysiga waxa uu Barre sare Siciid Sh. Samatar kaga hadlayaa guud ahaan xaalada Soomaaliya, iyo sababaha dhaliya in ay Soomaaliya ilaa hadda u degi la’dahay.Waraysiga waxaa qaaday Khaill C/raxmaan.