Caddeyn: Golaha Baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (WDN)- Warqad jawaab u ah qoraal horey uga oo baxa xafiiska guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha shacabka Md. cabdiweli Ibraahim Sheekh Muuday, oo uu iskugu yeedhay dhammaan xubnaha Golaha Shacabka dawladda F. Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in warqadaasi aysan aheyn go’aan ka soo baxay Guddoonka iyo Xafiiska Golaha. Qoraalkan oo ka soo baxay xafiiska Guddoomiye Xigeenka 2baad, Md. Mahad Cabdalla Cawad, oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sidan hoos ku xusan:

——–

Fadlan halkan ka akhri qoraalka oo dhan- Golaha Shacabka

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.