Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa

Banaamika Raadraac ee maanta waxaa noogu martiya Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo aannu ka wareysanay aragtidiisa ku aaddan xukuumadda Soomaaliya iyo wixii u qabsoomay muddadii sanadka ahayd ee ay jirtay. Barnaamijka oo idiinka imanaya Itudiyaha Radiyo Wardheer ee Muqdisho waxaa idiin soo diyaariayay idinlana socodsiinaya Maxamed Nuur Amiin.

Halkan hoose ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.