Barnaamijka Raadraac: Wareysi Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed

cabdiweli2Barnaamikja Raadraac ee maanta waxaa noogu marti ah Ra’iisal wasaarihii hore ee Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed oo aanu ka wareysanay guud ahaanba xaaladda ka jirta xilligan Soomaaliya iyo aragtida Madasha Wadatashiga iyo Dimuqraadiyadda ee ku aaddan mustaqbalka Soomaaliya.

Haddaba barnaamijka oo uu idiin soo diyaariyay islamarkaana idiin soo jeedin doon Khaliil Cabdiraxmaan hoos ka dhegeyso.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.