Baarlamaanka Soomaaliya oo warqad codsi ah u diray Madaxweyne Farmaajo

Muqdishu (WDN)- Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa warqad codsi ah oo ku aadan khilaafka Qadar iyo Isbaysiga uu horkacayo Sacuudigu, u diray madaxweyne Maxamed Cabdullaahii Farmaajo. Codsigaasi ayaa lagu sheegay in ay Soomaaliya ka noqoto mawqifkii dhexdhexaadnimada ahaa ee ay horey u qaadatay.

Warqadaasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay WardheerNews ayaa u qorneyd sidan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.