Audio Daily News, Radio Wardheer, Slideshow, WararBaarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Axmed Ducaale XaafSeptember 26, 2017September 26, 20170 0 Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo sheegay inay xilka ka qaadeen Madaxweynaha maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer: https://www.wardheernews.com/wp-content/uploads/2017/09/WARKA-RAADIYO-WARDHEER-26-SEP-2017.mp3
Leave a Reply