Baarlamaanka Federaalka: Maareynta Wadahadal-gelinta Mooshinka Ku Taariikhaysan 12ka Agoosto

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo soo saaray qorshe xal loogu raadinayo murranka Mooshinka xilkaxayuubinta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo bil ah horyaalay baarlamaanka.

Halkan ka akhri qoraalka