Al Shabaab oo weerar ku qaaday fariisin ay ciiddamada Daraawiishta Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur

Al Shabaab oo weerar ku qaaday fariisin ay ciiddamada Daraawiishta Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur

Wararka aan idiin hayno maanta waxaa ka mid ah: Wararka ka imaanaya gobolka Bari ee maamul Puntland oo sheegaya in Al Shabaab ay weerar ku qaadeen deeegaanka Af-urur Ee gobolka Bari oo Fariisin ay ku leeyihiin ciidamada Daraawiishta  Puntland iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.