Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkad ilaalineysa xeebaha Soomaaliya, wasiirka gaashaandhgiga C/xakiin Fiqi oo wacad ku maray in dowladdu ay qaadi doonto isbaarooyin sharci darro ah oo yaala Shabeelaha hoose, Saraakiil Kenyaan ah oo u afduubnaa Al Shabaab oo lasii daayay, maxkamad ku taalla Kenya oo xakun xabsi ah ku riday burcad badeed Soomaali ah,iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagasyo Warka radio Wardheer
![Calaamad Dhagasyo Warka radio Wardheer](https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2013/06/Calaamad.jpg)
Leave a Reply