Bahda tifatirka WardheerNews meel kasta oo ay joogaan, waxay ummadda muslimiinta ah, gaar ahaan Soomaalida ugu hambalyaynayaan bilashada bisha barakaysan ee Ramandan, waxayna Eebbe uga baryayaan inuu khayrkeeda inna waafajiyo, sannadkan kiisa kalena innagu gaadhsiiyo caafimaad , nabad iyo barwaaqo. Aamiin
February 6, 2025
Leave a Reply