Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qarax ka dhacay Muqdisho oo qasaare dhimasho iyo dhaawac sababay, madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan Konfurta Suudaan iyo kulamo uu la qaatay madaxda dalkaas iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed, guud ahana dalalka Islaamka oo looga diyaar garoobay Bisha Ramadaan, Xoogagga ammaanka Bakistaan oo lagu eedeeyay awood darro, iyo qodobo kale oo caalami ah.
February 6, 2025
Leave a Reply