Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Ciidamada Jubbaland ee Axmed Madoobe oo la wareegay gacan ku heynta Kismaayo iyo Barre Hiiraale oo ka hadlay, Murankii ugu xooganaa oo ka taagan sida laga yeelo Xassan Daahir Aweys oo ay ku xireen garoonka Aden cadde iyo wafidigii Xasan Daahir Cadaado ka keenay oo la jirdilay, Diyaar garowga 1-da Luulyo oo gudaha dalka laga dareemayo, iyo qodobo kale oo caalami ah.
February 6, 2025
Leave a Reply