Magacyada xubnaha guddiga doorashada ee cabashada laga keenay oo la shaaciyay

Muqdisho (WDN)- Waxa la shaaciyay liiska magacyada xubnaha cabashada laga keenay ee gudigii arimaha Doorashooyinka. Liiskaasi oo gaadhaya 67 qof, ayaa maanta waxa soo saaray guddi loo magacaabay ururinta dadka cabashada laga keenay iyo eedaymaha lagu soo oogay, sida ka mid ahaanshaha hay’adda sirdoonka iyo Ciidamada.

Liikaasi ayaa u qornaa sida hoos ku xisan:

wardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.