Tacsi: Inaalilaahi Wa Innaa Ilahayi Raajicuun

Annagoo kala   ah   dadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin, waxaan tacsi tiiraanyo leh halkan  uga diraynaa  reer Cismaan Geri , gaar ahaan  Keyse Ccismaan   iyo xaaskiisa Amran Yuusuf, oo aan uga tacsiyaynayno geerida naxdinta leh ee ku timid wiilkoodii Cismaan Keyse Cismaan oo taariikhdu markay ahayd 6/8/2013 ku geeriyooday magaalada seattle ee carriga Maraykanka.  Waxaana tacsidan diraya :-

Danjire  Cabdilaahi aw Siciid Cismaan 
Xildhibaan Maxamed Axmed (indhayare)
Dr  Maxamed Cabdiraxmaan  
Maxamuud Garaad Cismaan
Nuur Ibraahim 
Cumar Axmed(  C. xaashi)
Cabdi Siraad 
Xaakin Sh. Xasan
Faysal Cabdi Rooble
Axmed Cabdiraxmaan
Xukun Sh. Xasan
Xasan Carab Askar
Xasan C/laahi (jabhad)
Ibraahim Ciise
Cali Dhakhsaale
Dr. Xuseen Cali
Naasir Sh . Xuseen
Cabdi Yoonis
Cabdisalaan Cimaan
Xasan Cali Gudaal
Xasan Axmed Nuur
Nuur Suldaan  Maxamed
Cabdikariim Cabdiraxmaan
Khaliil Cabdiraxmaan
Cabdi Carab Askar
Fawsiya Cabdiraxmaan
Fadxiya Jaamac
Nimco Carab Askar
Sahra cabdiraxmaan 
Hooyo  Aamina Xaashi Cilmi
 Hooyo Caasha Aadan 
Hooyo Caasha Muumin
Hooyo Shamis Askar
Cali  Bedel 
Xasan Cabdiraxamaan 
Cali Sh. Xasan
Cabdirisaaq Gaani
Cabdirashiid Gaani
Sheekh Jamaal 
Khadar Axmed Mataan 
 Siraaje Xaashi
 Cabdirashiid Cabdiraxmaan 

Dadkaas oo kala jooga  Afrika, Yurub iyo Amerika ayaa tacsida waxay u diraayaan qoyska reer Cismaan Geri, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu Samir iyo iimaaan ka siiyo marxuumkana jannadii Farawsa ka waraabiyo. Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.