Muqdisho (WDN)- Warsaxafadeed ka soo baxay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Md. Axmed Ducaale Xaaf, ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Galmudug uu dib uga laabtay Wakiilashada Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee DFS
Warsaxafadeedkaasi oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qornaa sidan xoos ku xusan.
Leave a Reply