Muqdisho, Qoraal uu maanta u kala diray Xoghayaha guud ee Baarlamaanka F. Soomaaliya Md. Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux guddoonka baarlamaanka, ayuu ku caddeeyay in hindisihii xilqaadista madaxweynuhu aanu buuxin shuruudihii looga baahnaa madaama ay Xildhibaanno dhan 14 ay u soo gudbiyeen qoraal ay ku caddaynayaan in aanay saxiixin hindsahaas oo lagu been abuurtay.
Qoraalka Xoghayaha Guud oo nuqul ka mid ah ay heshay WDN ayaa u qornaa sidatan:
Leave a Reply