Muqdisho, Meey 26, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Dagaal Muddo socday oo xadka Soomaaliya iyo Kenya ku dhex maray Shabaab iyo Askar Kenyaan ah, Dibadbax looga soo horjeedo Dowladda Soomaaliya oo Kismaayo ka dhacay, Axmed Madoobe oo sheegay in wada-hadal ay la gali karaan dowladda iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
![radiowardheer Dhageyso Warka Radio Wardheer](https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2013/04/radiowardheer.jpg)
Leave a Reply