Muqdisho, Mey 21, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Bannaanbax ka dhan ah in Mowshin laga keeno xukuumadda oo Muqdidsho ka dhacay, howl gal ballaaran oo amniga Xamar lagu sugayo oo billowday, Madaxweynaha Puntland oo sheegay in waxa kaliya ay Soomaalidu ku heshiin kareyso ay tahay Federaalka, iyo qodobbo kale.
February 6, 2025
Leave a Reply