Dowladda Soomaaliya oo dib ulasoo wareegtay maamulka hawadeeda

Dowladda Soomaaliya oo dib ulasoo wareegtay maamulka hawadeeda

Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo maanta dib ulasoo wareegtay maamulka hawadeeda, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi (Waare) oo sheegay in maamulkiisa soo fuulay culeys aad u fara badan oo aan horey u jirin oo ay soo saareen xoogagga  Al-shabaab iyo wararkale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.