Muqdisho, Mey 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Golaha wasiirada dowladda Soomaaliya oo isku shaandheyn lagu sameyn doono, Seddex ruux oo uu askari ku jiro oo Xalay Heliwaa lagu dilay, UN OCHA oo sheegtay in fatahaadda wabiyada ee xilli roobaadkan ay caruur ku dhinteen, dad badanna ku barakaceen iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
![radiowardheer Dhageyso Warka Radio Wardheer](https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2013/04/radiowardheer.jpg)
Leave a Reply