Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, May 10, 2013 (WDN)-micr_audio Warka Radio Wardheer, Qodobbada war ka aad ku maqli doontaan waxa k amid ah; QM oo sheegtay in tan iyo 2007-dii AMISOM looga dilay Soomaaliya 3,000 oo askari, Dilal ka dhacay Marka iyo Muqdisho, Bannaanbaxyo looga soo horjeedo siyaasadda Puntland iyo sicir barar jira oo Boosaaso lagu qabtay iyo qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.