Wararka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar mar kale Al-Shababa shalay ku qaaday aagga uu ku sugan yahay wadaadka gooni u goosadka ah Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo warar kale.
Fadlan halkan ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Leave a Reply