Muqdisho, Mey 07, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Shirka London ee Soomaaliya oo furmay, Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay qorshe la mid ah kii lagu samatabixiyay Yurub 1945-kii, Bannaanbax shirkaasi London lagu taageerayo oo Muqdisho ka dhacay, Ciidamada Somaliland oo xiray laba ruux oo la dhalatay hoggaamiyaha Shabaab Godane iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
![radiowardheer Dhageyso Warka Radio Wardheer](https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2013/04/radiowardheer.jpg)
Leave a Reply