Muqdisho, Mey 05, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday kolonyo dalka Qadar ka socday oo maanta Muqdisho gaaray, Madaxweyne Xasan Sheekh oo weerarkaasi cambaareeyay, Somali Airlines oo laga rajo qabo inay sanadkan dib u bilowdo duulimaadyadeedii 22 sano kadib iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
![radiowardheer Dhageyso Warka Radio Wardheer](https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2013/04/radiowardheer.jpg)
Leave a Reply