Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Xero ciiddan oo ku taal deegaanka Leego ee Shabeellaha Hoose, Dadka Deegaanka  No 50 oo dowladda Soomaaliya ka dalbaday in gacan laga siiyo dagaalka ka dhanka ah Shabaab iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.