Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Somaliland oo baaq ka soo saaray Muqdisho

Muqdisho- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Somaliland, ayaa sheegay in ay taageersan yihiin go’aankii ay kaga soo horjoeesteen odayaaasha ka soo jeeda deegaanada Somaliland go’aankii shirkii madasha ee ku aadanaa qaabka qaybinta xubnaha aqalka sare ee gobolada waqooyi.

Halkan ka daawo baaqa xubnaha Baarlamaanka ee gobolada Waqooyi  youtube-logo

Leave a Reply

Your email address will not be published.