Tacsi : Innaa lillahi Wa Innaa ilayhi Raajicuun

Tacsi : Innaa lillahi Wa Innaa ilayhi Raajicuun
Dhammaan dadka macagyadoodu hoos ku qorani waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle naxariistii janno ha ka waraabiyee Xildhibaan Cabdillaahi Sheekh Xasan Aw Cismaan oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha guurtida Somalialnd oo maalintii Salaasada ee taariikhdu ahayd 16/04/2013 ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Waxay eebbe marxuumka uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelediisiina samir iyo iimaan ka siiyo.  Aamiin.
 
Waxaa tacsidan diraya
 
1- Garaad Cabdiqaadir Axmed Xuseen
2-Shukri Sh. Muxamed Takhal
3- Xukun Sh. Xasan Wacdi
4- C/salaam Sh. M. Takhal
5- Cabdillahi Suufi
6-Mukhtaar Ibraahim Seeraar
8-Xaakin Sh. Xasan Wacdi
9-Faysal cabdi Rooble
10-Cabdillahi Suldaan Maxamed
11-Xasan C/laahi Ducaale
12-Faysal C/qaadir
13- Xuseen Cali Ibraahim
14-C/naasir Sh. Maxamed
15-Xasan Carab Askar
16-C/raxmaan Ibraahim Takhal
 
 
Waxaa iayana sidoo kale tacsi middan la mid ah eheladii marxuumka C/laahi Sh. Xasan halkan uga diraya
 
1-Hooyo Aamina Xaashi Cilmi
2-Xasan C/raxmaan, xaaskiisa iyo carruurtiisa
3-Yuusuf C/raxmaan iyo wiilkiisa
4-Dr. Maxamed C/raxmaan xaaskiisa iyo carruurtiisa
5-Axmed C/raxmaan, xaaskiisa iyo carruurtiisa
6-Foosiya C/raxmaan iyo carruurteed
7-Khaliil C/raxmaan, xaaskiisa iyo carruurtiisa
8-C/kariim C/raxmaan iyo xaaskiisa
9-C/rashiid C/raxmaan iyo xaaskiisa
10- Sahra C/raxmaan iyo carruurteeda iyo dhammaan ilma C/raxmaan Xaaji xasan
 
Waxay Ilaah uga baryayaan marxuumka inuu naxariistii jannao ka waraabiyo dadkii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. aamiin
 
 
 

Leave a Reply

Your email address will not be published.