Muqdisho, Abril 14, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Shabaab oo muddo kooban qabsatay xarrunta maxkamadda gobolka Banaadir, dadna ku leysay, Madaxweynaha iyo raysal wasaaraha oo dalka dib ugu laabtay, xildhibaannada golaha deegaanka Hargeysa oo doortay guddoomiye iyo qodobbo kale.
Dhageyso Warka Radio Wardheer
![wsn_audio Dhageyso Warka Radio Wardheer](https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2013/03/wsn_audio.png)
Leave a Reply