Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Markab uu dhawaan ku deeqay ganacsade Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in uu maanta ka anba baxo Muqdisho si uu u soo qaado Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yaman ku dhiban, dagaal u dhaxeeya Shabaab iyo Dowlada oo ka dhacay Shabeelaha Hoose iyo warar kale.
Hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply