Shir Jaraa’id: Kulan Degdeg ah oo uu Yeeshay Golaha Wasiirradu oo uu Guddoominayay Madaxweyne Xasan Sheekh

Shir Jaraa’id: Kulan Degdeg ah oo uu Yeeshay Golaha Wasiirradu oo uu Guddoominayay Madaxweyne Xasan Sheekh

Qarraxyadii ay maanta ka geysteen urrurka Alshabaab Hotel Cetral ee  magaalada Muqdisho ka dib waxa shir degdeg ah oo ay albaabadu u xidhanyihiin, kagana arrinsanayaan dhacdadan isugu yimid golaha wasiirrada iyadoo uu guddoominayay madaxweyne Xasan Sheekh.

Haddaba markii uu soo gabagaboobay kullankaasi waxaa saxaafadda la hadlay wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Md. Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo faahfaahin ka bixiyay kullankaas waxyaabii lagaga hadlay iyo go’aannadii ka soo baxay.

Hoos ka dhegeyso shirkaas jaraa’id

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.