Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaa ka mid ah: Qarax maanta ka dhacay Suuq ku yaalla Magaalada Muqdisho, Shabaab oo sheegay in ay beegsan doonaan ciiddanka nabadgelyada waddooyinka Muqdisho, Jabhadda ONLF oo guula ka sheegatay dagaal ay ciiddanka Itoobiya kula gashay deegaano ka tirsan Qabridahar iyo Godey iyo warar kale.

Warka oo dhanhoos ka dhegeyso

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.