Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo sheegay in aysan waxba u dhimayn ammaanka isbedalka lagu sameynaayo maamulka degmooyinka gobalka Banaadir, Guddoomiyaha Maamulka Gobalka ahna duqa Muqdisho oo sheegay in aan la aqbali kareyn dhagxaanta waddooyinka lagu goyay iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply