Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa maanta kamid ah: Xukuumadda Federaalka oo sheegtay in ay dhawaan billaabayso dhismaha maamullada dagmooyinka iyo goballada dalka, Shabaabka oo sheegay in ay ciiddamo ka mid ah kuwa dowladda oo gaaraya 100 ku dhawaad ay ku soo biireen dhankooda iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.