Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Warka  maanta waxaad ku maqli doontaan: idaacaddii shabeelle oo ay ciiddan dowladda ka socday hawada ka saareen maanta, ku xigeenka xoghayaha guud ee QM oo Muqdisho soo gaaray, Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan kula qaatay xafiiskiisa xubno ka socda golaha ammaanka ee Midowga Afrika iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.