Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 25, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Diyaaraad Muqdisho ka qaaday Wafdi dowlada iyo Ahlu Sunna ah oo ku sigatay inay bur-burto iyo dhawac ka dhashay,Wada-hadalladii Wafuuda Dowlada Soomaaliya Iyo garabka Sh Axmed Madoobe ee Adiss Ababa oo laga cabsi qabo inay fashilmaan iyo dadaallo soconaya,booliiska aduunka Interpol iyi FBI-da Mareykanka oo eedeysanayaal ay Soomalai ku jiraan ka baadigoobaya Kenya,iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.