Jubbaland: Maxamed Mukhtaar oo laga saaray doorashooyinka Baarlamaanka

Jubbaland: Maxamed Mukhtaar oo laga saaray doorashooyinka Baarlamaanka

WardheerNews (WDN)- War saxafadeed ka soo baxay guddiga doorashooyinka Jubbaland, ayaa lagu sheegay in Wasiirkii Macdanta iyo Batroolka Md. Maxamed Mukhtaar laga saaray doorashooyinka Baarlamaanka Soomaaliya, ka gadaal markii uu ka kacay hawlo la xidhiidha musuqmaasuq. Warka ayaa u qorsaa sidan:

WardheerNews

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.