Lacagta hawada marta (mobile money)
W.q. Maxamed Dalmar Waxaan xusuustaa sanadkii 2013 horrantiisii in dawladda Soomaaliyeed, oo markaas cusbayd, ay soo foodsaartay dhibaato dhaqaale oo kaga imaaneysey xagga sarrifka doollarka iyo shilin Soomaaliga. Waxaa xilligaas aad hoos ugu dhacay qiimaha doollarka Maraykanka markii loo fiiriyo qiimaha … Continued