Tusmadii Waasuge: Sheeko Gaaban
Qallinkii: Cabdiraxmaan Aadan Maxamuud Dhaqanka Soomaalida, ma hawl yara in qofku tolka ka fikir duwanaado, gaar ahaan waqtiyada colaadaha. Maalmaha durbaanada colaadaha la tumayo, xummadda qabiilkuna ay halka u saraysa marayso, qofka cagta inoo dhiga yidhaa, waxa inta badan loo arkaa fulay bilaa damiir ah oo aan dhiig iyo dheecaan toona lahayn. In qofku si … Continue reading Tusmadii Waasuge: Sheeko Gaaban
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed