|
![]() |
|||||
Odayaasha Dhaqanka oo iska soo xulay Gudigga Xallinta KhilaafaadkaOdayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa iska soo xuley gudi ay u xilsaareen Xallinta Khilaafaadka. Gudiggaas oo ka kooban 26 xubnood ayaa waxa xubnaha loo doortay ay kala yihiin: · Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Caliyow · Malaaq Maxamed Yacquub Sh. Deewow · Malaaq Isaaq Ibraahim Xasan · Malaaq Cabdirashiid Shiikh Xasan · Suldaan Cabulqaadir Cabdullaahi Xasan · Ugaas Maxamed Cali Ugaas · Ugaas Cabdulahi Ugaas Xaashi · Nabadoon Cali Maxamed Maxamuud · Ugaas Cabdulaahi Ugaas Faarax · Waber Geeddi Waber Xasan · Suldaan Axmed Jaamac Xirsi · Ugaas Aways Sh. Xuseen (Huneero) · Malaaq Suufi Murde Cali · Suldaan Cabdi Xaliim Cabdi Maalik · Ugaas Saalax Maxamed Cabdule · Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac · Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi · Ugaas Xuseen Cismaan Nuur · Ugaas Maxamed Ugaas Axmed · SuldaanMaxamed Axmed Burtinle · BeeldaajeJaamac Beeldaaje Cabdulllaahi · Suldaan Ibraahim Suldaan Cali Xaaji · Ugaas maxamed Ugaas Buule Jiirow · Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar · SuldaanMaxamed Xassan Bul-bul · Suldaan Maxamed Aadan Ashkir Diraac Salaad Fagaase Copyright © 2012 WardheerNews.com |