|
Bahda WardheerNews waxay ogeysiinaysaa akhristayaasheeda in ay ku hawlan tahay sidii ay ugu soo bandhigi lahayd Radio Wardheer, kaasi aanu filayno inay akhtristayaasha WardheerNews ay kaga bogon doonaan wararka iyo falanqayn xiiso leh oo ku aadan dhacdooyinka Geeska Afrika gaar ahaan xaalada Soomaliya.
Waxaanu filaynaa Insha Allah in marka uu hano qaado barnaamikaasi Radio Wardheer inuu sare u qaado tayada guud ee saxaafada Soomaaliyeed.
Maamulka,
WardheerNews
March 07, 2009
Copyright © 2009 Wardheernews.com |