Dahashiil
 

War Saxaafadeed Ka Soo Baxay Guddidii Dood Cilmiyeedka Miisaanka Maansada Soomaalida
Oslo Norway.
 

Oslo, Norway Dec.05, 2008 - Waxa maalintii shalay lagu soo gabagabeeyay dood cilimiyeed ku saabsan Miisaanka Maansada magaalada Oslo ee dalka Norway. Dooddaas iyo kulan loo qabtay labada aqoonyahan ee Prof. Maxamed Xaashi Dhamac ”Gaariye” iyo Prof. Cabdillaahi Diiriye Guuleed ”Carraale” waxa gabagebadii ka soo baxay war saxaafadeed. War saxaafadeedkaas isaga oo dhammaystiran halkan ka akhriso:

Warsaxaafadeed Miisaanka Maansada

Miisaanka Maansada

Warsaxaafadeed Miisaanka Maansada

Miisaanka Maansada

Xigasho:RamaasNews

Copyright © 2008 WardheerNews.com